Ciidamada Maraykanka oo duqeyn ka geystay degaan ka tirsan Sh/hoose (Akhriso)

Taliska ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay duqeyn ku dileen 8 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab War-saxaafadeed maanta ka soo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta oo aheyd mid qorsheysan ay ka dhacday goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab degaanka Gendershe ee gobolka Sh/hoose. “Howlgal … Continue reading Ciidamada Maraykanka oo duqeyn ka geystay degaan ka tirsan Sh/hoose (Akhriso)